Waa kuma ninka xilka sare ka hayey Daacishta Sooomaliya ee Puntland sheegtay inay dishay?
Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyey dilka sarkaal sare oo ka tirsaanaa kooxda Daacish, kaas oo ay ku sheegeen inuu kooxdaas u qaabilsanaa isku xirka iyo xiriirinta ajaanibta. Howlgal gaar ah oo…